Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dr. Abdirahman Beileh oo ka gudoomay Siihayaha Safaaradda China ee Soomaaliya warqadaha magacaabistiisa.

$
0
0
Mogadishu, July 02, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka gudoomay Siihayaha Safaaradda China ee Soomaaliya Mr. Wei Hongtian warqada magacaabistiisa , waxaana munaasabadaasi oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda goob joog ka kala ahaa agaasinka guud ee habmaamuuska qaranka iyo agaasimaha waaxda Asia ee Wasaaradda . Kulan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles