Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Xalay Kormeeray qaar ka mid ah Degmooyinka Muqdisho. Degmooyinka ay Tageen ayaa waxaa ka mid ah Degmada Wardhiigleey, Holwadaag, Yaaqshiid iyo Degmada Hiliwaa. Mas’uuliyiinta ayaa Socod lug ah ka bilaabay Isgooyska Baar ubax, waxaana ay ku tageen Xaafada Suuqa Xoolaha. Wasiirka Arrimaha Gudaha […]
↧