Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Halganka Lagu Hiigsanayo Gobonimo Buuxda oo Laga Doortay Gunimo

$
0
0
Aniga oo ku hadlaya magaca Xisbiga Dadka waxaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u soo gudbinayaa hambalyada lagu xusayo maalinta mudan farxada oo ah kowda Luuliyo oo ku aadan sannadguurada 54aad ee ka soo wareegtey kadib halgan ay shacabka Soomaaliyeed isaga xoreeyeen gumeystaha reer Yurub oo madaxbanaanidooda ay ka xayuubsadeen 1960. Gobonimada la […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles