Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Soomaaliya oo saxiixday heshiiska ciidamada heeganka ee dalalka Bariga Africa

$
0
0
Warsaxaafadeed- 26-06-2014 Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxda Midowga Afrika ayaa soo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles