Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

AFRO-CAN oo soo gabagabeysay wareegii hore ee Ciyaaraha

$
0
0
June 20, 2014 | Toronto | Qaranimo Online |  Waxaa maalintii Jimcaha 20, Junee lasoo gabagabeeyay jiiroonigii hore ee is wada araga ciyaaraha AFRO-CANADIAN ee ay ku loolamayeen ciyaatooyda da’da yar ee magaalada Toronto iyo Nawaaxigeeda. Ciyaarahaas oo ay ku tartamayeen kooxaha ku bahoobay Naadiga AFRO-CANADIAN SOCCER CLUB oo kala ah: HILAAC FC HORSEED SC […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles