Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Hogaamiyaha xisbiga Tayo ku baaqay in lajoojiyo dagaal beeleedka

$
0
0
Ra’isul Wasaarihii hore ee Dowladii kumeel gaarka aheyd ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo kusugan dalka Holland waxa uu sheegay inay ka xun yihiin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan Gobollada Dalka. Mudane Farmaajo ayaa ku baaqay in wada hadal lagu badalo dagaalka dhiiga uu ku daadanayo isagoo sheegay in wax badan oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles