Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Garsoorka & Datuurka: “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka Somalia.”

$
0
0
Mogadishu, 19 June 2014 – Wasiirka Garsoorka & Dastuurka Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta soo dhoweeyey ansixinta baarlamaanka ay ansixiyeen Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 134 xildhibaan baa ansixiyey, halka 9 ay diideen, 10 xildhibaana ay ka aamuseen. Wasiirka ayaa yiri “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles