Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Somalia iyo Midowga Yurub oo saxiixatay heshiiska kamid noqoshada dalalka loo yaqaano ACP.

$
0
0
Mogadishu | 19/6/2014 — Warsaxaafadeed: Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (ACP) oo kulankoodii 99-aad maanta lagusoo gaba gabeeyay xarunta KICC ee magaaladda Nairobi iyadoo ay kulankan goob joog ka ahaayeen inta badan xubnaha ACP […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles