Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka aqalka madaxtoyada kulan deg deg ah kula qaatay golaha qaabilsan ammaanka dalka, ka dib weerarkii xalay kooxo looga shakisanyahay inay Al-shabaab xiriir la leeyihiin ay ku qaadeen deegaanka Mpeketoni, ee County-ga Lamu oo ay ku geeriyoodeen 48 qof. Kulan oo bilowday 9-kii subaxnimo ee saaka ayaa waxa uu […]
↧