Kooxo hubeeysan oo la rumeysanyahay in ay ka tirsan yihiin malleeshiyaadka Shabaab ayaa xalay weeraray deegaanka Mpeketoni oo ka tirsan magaalada Lamu ee dalka Kenya. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in malleeshiyaadkaasi ay weerareen Hoteello iyo Saldhigyo ciidan, iyagoo dab qabadsiiyay goobo ganacsi iyo Hotello ku yaala deegaanka Mpeketoni, . Madaxa xiriirka ee wasaaradda […]
↧