Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Safiirka Burundi ee Soomaaliya.

$
0
0
Mogadishu, June 15, 2014-Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Abdullahi Dool Mohamed  ayaa maanta kula kulmay  xafiiskiisa Safiirka dowladda Burundi u qaabilsan Soomaaliya ambassador  Joseph Nkurunziza oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada badan leh ee labada dal ka dhaxeeya,arrimaha la dagaalanka aragagaxisada, howlgalka nabad ilaalinta “AMISOM” iyo kaalinta […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles