Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Waxbarashada Dadka waawayn oo lacag la’aan ah oo ka bilaabatay

$
0
0
 Iyadoo xiliga Xagaaga ah uu fasax yahay Machadka Al-Faaruuq ee Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga ayaa waxaa ka bilowday  Barnaamij loogu tala galay inay ka faaidaystaan Dadka Waawayn ee aqoontoodu hoosayso. Barnaamijkaani ayaa waxaa si tabaruc ah ku fulinaya Ardaydii kabaxday Machadka oo ku midaysan Ururka Beder , waxaana ay ugu tala galeen inay kobciyaan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles