Kenya oo bilowday darbiga ay ka dhiseyso xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya
Muqdisho, June 16, 2016: Dowladda Kenya ayaa bilowday dhismaha darbi weyn oo ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, iyadoo ciidamo fara badan soo dhoobtay xuduuda, si ay u sugto ammaanka...
View ArticleSomalia Moves to Shore Up Government Ahead of National Elections
Muqdisho | VOA | by Harun Maruf | The Somali parliament approved amendments to the constitution Wednesday that will allow the House to continue to function should the country’s leaders fail to meet...
View ArticleKulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan
Muqdisho, June 16, 2016 – Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna...
View ArticleC/raxmaan Gentleman – Dookha shacabka ee Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya...
Nairobi | QOL | June 16, 2016 – C/raxmaan Maxamed Siciid (C/raxmaan Gentleman) oo ah aqoonyahan ku taqasusay culuunta siyaasadda & dhaqaalaha {Economics and Politic}, fadhigiisuna yahay Magaalada...
View Article15 Somalians Suffocate in a truck in Luapula Province (Imagery warning)
15 people suspected to be Somalian nationals have died in a containerised truck on the pedicle road in an apparent case of human trafficking gone wrong. The Truck registered AFB 496 from Kasama was...
View ArticleDr. Ibraahim Cali Xasan ‘6 bilood ee uu jiray isbitaalka Somali German wax...
Muqdisho | QOL | June 17, 2016 – Waxaa Xaafada Nasiib Buundo ee Degmada Boondheere oo ka Tirsan Gobolka Banaadir laga furay 17-1-2016 Isbitaal Casri ah oo loogu magac daray isbitaalka Caalamiga ah ee...
View ArticleMadaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee...
Muqdisho, 17 June 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta...
View ArticleJawaari oo gaaray magaalada Baydhabo
Muqdisho, June 18, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo 20-ka bishan uu ka furmi doono...
View ArticleNUSOJ oo ka soo hor-jeesatay Guddiga Saxaafadda Qaranka
Muqdisho, June 18, 2016: War-saxaafadeed ka soo baxay ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa lagu diiday jiritaanka Guddiga Saxaafadda Qaranka ee wasiirada DF meel mariyeen. War-saxaafadeed...
View ArticleMagacyada Guddiga Doorashada Soomaaliya
Muqdisho, June 18, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddi Heer Federaal ah ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 18 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleIsbaheysiga Xisbiyada oo dhaliilay Guddigii doorasho ee uu magacaabay...
Muqdisho, June 19, 2016: War saxaafadeed ka soo baxay Isbaheysiga Xisbiyada Soomaaliyeed, ayaa looga soo horjeestay oo lagu dhaliilay habka madaxweynaha wax ku wado oo ah Guddigii doorasho heer...
View ArticleXasan Sheekh Dagaal Buu Nagu Soo Qaaday
Muqdisho, June 19, 2016: Injineer Faysal Cali Waraab, Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, uu Somaliland ku qaaday dagaal siyaasadeed...
View ArticleDegmada Dhakeenley oo xalay nin lagu dilay
Muqdisho, June 19, 2016: Koox Dabley ah oo hubeysan ayaa degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, agagaarka xaafadda Mac-macaanka ayaa ku dilay nin la sheegay inuu ahaa shacab oo an cidna wax u...
View ArticleFaah faahin ka soo baxaya weerar lagu qaaday Guriga Cali Waran-Cadde
Muqdisho, June 20, 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar habeen hore lagu qaaday guri uu magaalada Hargeysa ka degenaa Cali Waran-Cadde oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland. Sida la...
View ArticleHowsha ay qabaneyso qeybta cusub ee lagu soo kordhiyay Dekada Muqdisho
Muqdisho, June 20, 2016: Qeybtani cusub ee Dekadda lagu cordhiyay oo loo yaqaan “Dry Port” oo ku yaalla meel ka wax yar baxsan Dekadda, ayaa loo adeegsan doonaa in la dhigo dhammaan konteenarada laga...
View ArticleDoorka haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay
Muqdisho, June 20, 2016: Fadhiga wada tashiga ah e ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya, isla markaana ay ka soo qeyb galeen Wasiirka Wasaradda...
View ArticleDawn chorus, sundowners in Mogadishu
Although I was staying at a heavily fortified hotel, fear was very present after we heard a bomb explode : – In Summary As Shakespeare said somewhere, ‘Present fears are less than horrible...
View ArticlePresident Hassan Sheikh Mohamud’s statement on World Refugee Day
Muqdisho | QOL | June 20, 2016 – Today, on World Refugee Day, the Somali Federal Government and the People of Somalia acknowledge, commemorate and celebrate the enduring strength of refugees...
View ArticleElect Mohamed Ali For TDSB School Board Trustee, Ward 1 Etobicoke North
Toronto | QOL | June 20, 2016 – Academic achievement for all students. A good education is the foundation of each child’s future. In Toronto District School Board schools, great learning is taking...
View Article