Muqdisho, 04, June, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar Ja-Jab, waxaana kulanka kasoo qeyb galay , xubno kamid ah golaha Wasiirrada, Maamulka gobolka Banaadir, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir [...]
↧