Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Qaadashada Baasaboorka Diblomaasiga Soomaaliya oo la xadidey

$
0
0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa war Cusub kasoo saartay qaadashada Baasaboorka Diblomaasiga ah, iyadoo dhanka kale Digniin looo diray kuwa wata. C/raxmaan Ducaale Bayle, oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay dhowaan horgeyn doonto Golaha Wasiiradda Hindise Sharciyadeed lagu mamnuucayo in Dadka aan ka tirsaneyn Dowladda [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles