Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Mas’uul sheegay in Wasiirada Somaliland la shaqeeyaan Al shabaab oo la xiray

$
0
0
Ciidamada Amaanka Maamulka Somaliland, ayaa Xabsiga dhigay C/llaahi Abokar kadib markii uu shaaciyay in qaar kamid ah Golaha Wasiiradda Madaxweyne Siilaanyo ay la shaqeeyaan Al shabaab. C/llaahi Abokar, oo mar noqday ku-xigeenka Wasiirka Amniga, Bishii lasoo dhaafayna Xilkaasi laga qaaday ayaa la xiray kadib markii Xalay Saqdii dhexe Ciidamada Maamulka Somaliland ku weerareen Gurigiisa oo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles