Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Tartankii 19-aad ee IAAF Day oo lagu qabtay Muqdisho

$
0
0
Xiriirka cayaaraha fudud ayaa tartamo orodo ku maamuusay  maalinta IAAF Day ee 28-ka May oo shalay gelinkii dambe lagu qabtay Muqdisho, iyadoo u soo xaadireen madax ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyed, Xiriirada kala duwan iyo mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda adeega bulshada dhinaca Isboortiga, Macalinka qaranka cayaaraha Fudud ahna wakiil Ururka Somali Run. Cayaaryahanada heerka 1-aad [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles