Mogadishu, 15, May, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud caawa Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Salaan ka dib ayaa Madaxweynaha waxa uu khudbaddiisu ku bilaabay.“Sharaf weyn bey ii tahay in aan caawa idin kala qeyb-galo xuska iyo damaashaadka munaasabaddan weyn ee Maalinta Dhallinyarada [...]
↧