Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane C/ wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ugu horeyn tacsi udiray dowlada Turkiga gaar ahaan madaxweynaha dalakasi Cabdalla Guul iyo ra’isulwasaaraha jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga. Mudane Cabdi wali Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed iyo shacabkeeduba ay walaalaha Turkiga la qeybsanayaan musiibadii ka dhacday goob macadanta [...]
↧