Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Golaha Wasiirada oo ku dhawaaqay in xaalad biyo iyo cunto yari ah ay ka jirto Soomaaliya

$
0
0
Muqdisho, May 08, 2014 — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Shirka golaha wasiirada ayaa maanta si gaar ah waxaa diiradda loogu saaray dhibaatada cunta yarida iyo gabaabsiga biyaha [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles