Mogadishu, 07,May, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahii ugu dambeeyey booqasho ku joogay dalalka Itoobiya iyo Imaaradka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo shir-jaraa’id ku qabtay Garoonka Aadan Cade International Airport ayaa ka warbixiyey safaraddii uu ku tegey dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa yiri. “Ra’iisul [...]
↧