Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Gudoomiyii degmada Warta Nabadaa oo xilkii wareejisay

$
0
0
Sida uu ballan ku qaaday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdihso markii xilka loo doortay inuu is bedel ku sameyn doono hab maamulka degmooyinka iyo guud ahaan maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa uu dhawaan xilalkooda ka qaadan gudoomiyayaal degmooyin iyo qaar ka mid ah maamulada hoose ee gobolka. Iyadoo dhawaan la hadal hayay sida [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles