Golaha Wasiirada oo ansixiyey guddoomiyaha bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa, dood dheerna ka yeeshay samaynta maamulada dalka Muqdisho, April 24, 2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay ansixinta guddoomiyaha bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa. Golaha [...]
↧