Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Genaral C/xakiin Daahir Saciid oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gobolka Banaadr, gaar ahaan Magaalada Muqdisho ay ka hirgaliyeen Dhalinyaro Booliska la Shaqeyneysa. Cabdixakiin ayaa sheegay in Degmooyinka Gobolka Banaadir Dhalinyaradaasi laga Qoray. Wuxuu sheegay in Degmo walba oo ka tirsan Gobolka Banaadir laga Qoray 100 Dhalinyaro ah [...]
↧