Waxaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu qabtay tartankii sanadlaha ahaa ee kubadda cagta, kaas oo sanadkaan aheyd sanad guuradii 14aad ee ka soo wareegatay qabashada tartankan. Tartankaan oo ay kasoo qeyb galaan cayaartoow farabada oo ka kala yimaada gobolada dalka Mareykanka iyo Dalka Canada ayaa sanadkaan wuxuu ahaa mid ay kasoo [...]
↧