Kulankan oo ahaa fadhiga 24aad ee Guddiga Joogtada ah ayaa ka dhacay xafiiska Gudoonka Baarlamaanka waxaana shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo kulankana ay kasoo qeybgaleen Gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka. Qodobbada looga hadlay Shirka Guddiga Joogtada ah oo socday mudo Lix saacadood ah ayaa waxa ay kala ahaayeen:- [...]
↧