Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyne Xassan oo walaac ka qaba dhaq-dhaqaaqyo ka jira Sool

$
0
0
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ka digay Colaad ka dhacday Gobalka Sool oo horseedi karta burbur iyo barakac kusoo kordha Deegaankaas. Madaxweynaha oo War-Murtiyeed soo saaray ayaa ugu baaqay Maamulada Somaliland iyo Puntiland inay ka fogaadaan Gacan ka hadal ku dhex mara Deegaanka Taleex ee Gobalka Sool, isagoo ku booriyay in wax kasta [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles