Inta la og yahay 5 Qof ayaa Geeriyootay 6 kalena way ku dhaawacmeen, Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Ilaa iyo Sedex Tabeele oo ah kuwa ku Ileyska Cadceeda ee Maamulka Gobolka Banaadir uu Magaalada ka Hirgaliyey ayaa Xalay lagu Qarxiyey Magaalada Muqdisho, Labo kamid ah waxaa lagu Qarxiyey Isgooska Bakaaraha, halka kan kale lagu Qarxiyay [...]
↧