Waxaa Afaafka hore ee Safaarada Kenya ee London ka dhacay Mudaaharaad ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaalida ee Magaaladaaasi taasi oo looga soo horjeeday dhibaatada ay Dowlada Kenya ku hayso Soomaalida Qaxootiga ku ah dalkaasi gaar ahaana kuwa ku dhaqan Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi . Dadka Mudaaharaadayay ayaa watay Boorar ay ku sawiran yihiin [...]
↧