Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Human Rights Watch oo baaq udiray dowlada Kenya

$
0
0
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku cambaareysay ciidamada Kenya sida ay ula dhaqantay  shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya, iyadoo ka dalbatay inay joojiso tacadiyada ay ku hayso muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalkaasi. Warbixinta oo soo baxday maanta oo Jimco ah ayaa lagu xusay in [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles