Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Shaqaale Ajnabi ah oo ka tirsanaa Hay’adda UNODC oo lagu dilay Gaalkacyo

$
0
0
Sidaan horey usoo Qornay, Labo Shaqaale caalami ah oo ka tirsanaa Hay’adda UNODC oo hoos timaada Qaramada Midoobay ayaa lagu dilay Gaalkacyo. Labada Sargaal ee lagu Dilay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Galkacyo ayaa u shaqeeynayey Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka daroogada iyo dambiyada ee UNODC. Waxaa la sheegay in Labada Sargaal ee Garoonka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles