GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqristoow waxaan wada ognahay nasiib darro! In waalidka Soomaaliyeed intooda badani aaneey la noqon ilmahooda saaxiibo dhow oo waxkasta eey ka wada sheekeeysankaraan, wixii noloshooda kusoo kordhana eey kala hadli karaan. Wiilasha iyo gabdhaha wada dhasheyna [...]
↧