Xili uu dhawaan shaaciyey xubintii uu ka hayay barlamaanka Soomaaliya inuu iska casiley Ex Xildhibaan C/laahi Maxamed Xirsi “qorrax” ayaa waxaa warar soo baxayay sheegayeen inuu badali doono Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Ilo lagu kalsoonyahay oo ku dhaw Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa sheegay xiligaan inuusan diyaar u ahayn [...]
↧