Kuala Lumpur, April 03, 2014- Boqorka dalka Malaysia Al-Sultan Almu’tasimu Billahi Muhibbuddin Tuanku Alhaj Abdul Halim Mu’adzam Shah ayaa ka gudoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo , ambassador Nur Farah Hersi oo ah Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Malaysia kadib xaflad balaaran oo ka dhacday qasriga Boqortooyo ee ku yaala caasimadda Kuala Lumpur . Danjire [...]
↧