Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sh Cismaan “Jawaari” oo Xalay Fiidkii ku soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu soo Xaliyey Siyaasadii ka Taagneeyd Magaalada Baydhabo. Jawaari oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Xal ka gaaray Xiisadii Siyaasadeed iyo Maamuladii isku hayey Magaalada Baydhabo. Gudoomiye Jawaari ayaa intaa ku daray in Meel fiican [...]
↧