Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

AMISOM oo lagu weeraray Muqdisho

$
0
0
Maleeshiyada Kooxda Al shabaab, ayaa Weerar Gaadmo ah ku qaaday Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya. Weerarka ayaa waxaa lagu qaaday Kolonyo Gaadiidka Gaashaaman ee Ciidamada AMISOM, xilli ay marayeen Isgoyska SOS ee Degmada Huriwaa/Heliwaa, Waqooyiga Muqdisho. Goobjoogiyaal ayaa sheegay in Weerarka uu markii danbe isku bedelay Dagaal Fool-ka-Fool ah oo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles