Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Gudoomiye kale oo xilka laga qaaday

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muun Gaab) ayaa Maanta Xilkii ka qaaday ku Guddoomiyihii Degmada Cabdi Casiis Xuseen Xasan (Fanax). War kasoo baxay Maanta oo Talaado ah Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa lagu xaqiijiyay Xilka ka qaadista Gudoomiyaha Degmada Cabsi Casiis Cabdullaahi Fanax, waxaana lagu bedelay Nin lagu magacaabo Cusmaan Muxudiin Cariif. Cusmaan Muxudiin [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles