Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Maamulkii Degmada Afgooye oo lakala diray

$
0
0
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Xilalkii looga qaaday Maamulkii Degmada Afgooye. Warqada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa waxaa lagu sheegay in xilalkii laga Qaaday Gudoomiyihii Degmada Afgooye, C/laahi Cabdi Axmed, kuxigeenkisii, Taliyihii Degmada iyo Maamulkii hoose ee la Shaqeynayey. Waxaana la sheegay in Arintaan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles