Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Fiqi oo kawarbixiyay waxqabadkii wasaaradiisa’

$
0
0
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Wasaarada Gaashaandhiga, mudadii halka sano ee ay jirtay, isagoo cadeeyay in is bedelo xaga awooda ciidan lagu sameeyay ciidamada xooga dalka. C/xakiin Fiqi ayaa sheegay in dhowaan ciidamada xooga dalka ku wareejinayaan gaadiid milateri oo ay kol hore ku wareejisay dowladda Jabuuti, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles