Sarkaal ka tirsan Ciidamada Militariga Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in ay qaarijiyeen Horjoogihii ugu sareeyay Amniyaatka Kooxda Al shabaab ee Gobolka Bakool. Taliyaha Ciidamada Guutada 60-aad ee Aagga Gobolka Bakool, Col. C/raxmaan Tima Cade, ayaa sheegay in Ciidamada DFS ay Weerar qorsheysan ku qaaden Xalay Fiidkii Guri ku yaalla Deegaanka Daba-gadiir, ee Duleedka Magaalada Xudur [...]
↧