Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo mar Guddoomiye ku xigeen kasoo noqday Baarlamaanadii KMG ahaa, ayaa ku dhaliilay DFS in ay ka gaabisay xallinta is qab qabsiga dhanka Maamullada ee ka taagan qaar ka mid ah Gobollada dalka. “Waa Nasiib Darro in Xildhibaanadii Qaranka iyo Wasiiradda ay u kala saftaan Beelahooda, oo ay qeyb ka noqdaan [...]
↧