Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Dr. Abdirahman D. Beileh oo bogaadiyay mashaariicda dowladda Turkiga ay ka fulisay Soomaaliya.

$
0
0
Mogadishu, March 19, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Turkey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Cemalettin Kani Torun ,oo ay ka wada hadleen xoojinta Xiriirka iyo iskaashiga  u dhaxeeya labada dal . Kulankani ayaa waxaa si qoto dheer loogu falan-qeeyay  horumarinta xiriirka Soomaaliya [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles