“Baran uma Bahna Buur in la Fuulo Baran Waxay u Baahantahay in la soo booqdo” Musharax cabdiweli Gas oo si weyn loogu soo dhoweyey Magaalada Baran ee Gobalka Sanaag. Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu Dambaysay Socdaal ku Marayay Deeganada Puntland ayaa Maanta socdaal ku garay Magalada Baran ee Xarunta Gobalka Sanaag [...]
↧