Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Howlgal ka dhan ah Bajaajka oo Muqdisho ka socda

$
0
0
Ciidamada Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa Magaalada ka Aruuriyey Mootooyinka Saddexda Lug leh ee looyaqaano Bajaajka. Howlgalkaan  ka dhankaa Mootooyinka Bajaajkaa ayaa waxaa Shalay ilaa Xalay Magaalada ka sameenayey Ciidamada Amaanka,ayadoona lageenayey Xarunta Taraafikada ee Magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Wadayaasha Mootooyinka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan ogeen ujeedka loo aruurinayo,laakiin waxaa ay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles