Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Muungaab oo Shacabka Baaq u diray

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,Xasan Max’ed Xuseen “Muungaab”oo Xalay ka hadlayey kulan Amaanka looga hadlayey oo ka dhacay Degmada Wadajir ayaa Baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed. Muungaab ayaa Shacabka ugu yeeray in ay Ciidamada Amaanka iyo Dowladda Soomaaliya ay Gacansiiyaan oo ay soo sheegaan,meelaha ay ku dhuubanayaan Kooxda Al-shabaab.   Gudoomiyaha Gobollka ayaa [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles