Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Qarax Ismiidamin ah iyo Weerar toos ah oo ka dhacay Buulabarde

$
0
0
Qarax ismiidaamin ah iyo Weerar Toos ah ayaa Xalay 20:00 Fiidinimo lagu Qaaday Hottel ku yaala Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan, oo ay Daganayeen Saraakiil AMISOM iyo Soomaali iskugu jira. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa Markuu dhacay ka dib uu biloowday Weerartoos ah oo dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo Dhinac ah iyo Maleeshiyada Al-shabaab [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles