Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Qashin qubka Xamar Jabab oo laga howlgalay

$
0
0
Howlahan nadaafadeed oo ay si wada jir ah u soo abaabuleen maamulka gobolka banaadir  iyo kan degmada Xamar Jajab oo kaashanaya  dawladda hoose ee  Turkiga  ayaa maanta bilaabay in ay qaadaan qashin yiilay aga gaarka umburtooriyada Ceelgaab  ee degmada Xamar Jajab, halkaasi oo aan laga qaadin qashinka muddo ka badan 22 sano. Howlahan nadaafada ee [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles