Koox Hubeeysan ayaa Xalay Weerarary Fariisimo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Warshadii hore ee Baraafuunka ee Degmada Hilwaa. Weerarka ayaa iskugu jiray Bambooyin iyo Rasaas toos ah sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen Goobjoogeyaal ku sugan degmada Hilwaa. Khasaaraha ka dhashay Weerarka Xalay ayaan ilaa hada la ogeen, hadeey ahaan laheeyd Dadka Shacabkaa iyo Dhinacyadii [...]
↧