Madaxweyne Xasan Sheekh“Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in Dowladdu Japan naga caawiso” Japan-Maarso 12-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay Dekadda magaalada Yokohama ee Dalka japan. Madaxweynana Xasan Sheekh Maxamuud oo tegay xarunta ciidamadda Ilaalada Xeebaha dalka Japan ee [...]
↧