Dr. Axmed Yuusuf Muuse oo horay u ahaa murashax u taagan xildhibaanimada Baargaal ee Barlamaanka Cusub ee Puntland ayaa Shaaciyey inuu ka tanaasulay Murashaxnimadiisii isla markaana ku wareejiyey codkiisa musharax xildhibaan Murwo Muxubo Cismaan Guuleed Dr. Axmed Yuusf Muuse oo warbaahinta qaar la hadlay ayaa sheegay in U arkay In ay Muhiim Tahay In uu [...]
↧